Sabti – Khamiis 08:00 17:00 waqtiga maxalliga 

EN

|

SO

04 Aug

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡: 𝐃𝐚𝐚𝐛𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐧𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐋𝐫. 𝟐𝟒/𝟐𝟎𝟐𝟔)

Waxa halkan lagu ogeysiinayaa i𝐧 𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐧𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐋𝐫. 𝟐𝟒/𝟐𝟎𝟐𝟔) ay si rasmi ah u daabacday 𝐖𝐚𝐚𝐱𝐝𝐚...
30 Jul

Golaha Wasiirrada Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Diiwaangelinta Ganacsiyada

Hindise-sharciyeedka ayaa loo gudbinayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si loo meel mariyo, wuxuuna markii ugu horreysay siinayaa aqoonsi sharci...
24 May

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Qabatay Kulan Lagu Ansixinayo Siyaasadda iyo Sharciga Iskaashatooyinka Qaranka

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim ah oo lagu ansixinayay Siyaasadda...
24 May

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Qabatay Kulan Wadatashi Ah oo Ku Saabsan Siyaasadda iyo Sharciga...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo muhiim ah, kaas oo...
24 May

Ibraahim Cismaan Oo Ka Qayb Galay Kulan Ku Saabsan Dardargelinta Habraacyada Dowladda

Ibraahim Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa ka qayb galay kulan...
24 May

Gamal Mohamed Hassan Oo Kulan La Qaatay Abdullah bin Salem Al Nuaimi Si Loo Xoojiyo...

Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Abdullah...
24 May

Gamal Maxamed Xassan Oo Ka Qaybgalay Wadahadalka Sare ee Heer Gobol ee Geeska Afrika

Gamal Maxamed Xassan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay Wadahadalka Sare ee Heer...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Kulan La Qaatay Wakiillo Ka Socday Warshadaha Dalka

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa maanta kulan wax ku ool ah...