Waxa halkan lagu ogeysiinayaa i๐ง ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (๐๐ซ. ๐๐/๐๐๐๐) ay si rasmi ah u daabacday ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.
๐๐๐ฑ๐ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐: Nuqulkan billaha ah waxaa lagu daabacay codsiyada heer qaran iyo kuwa caalamiga ah ee la aqbalay ee la xiriira Summadaha Ganacsiga (๐๐ซ๐๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ฌ), shatiyada hal-abuurka fudud (Utility Models), shatiyada ikhtiraaca (Patents), iyo naqshadaha warshadaha (Industrial Designs), kuwaas oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee dhaqaalaha.
๐๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฆ๐๐๐: Qof kasta ama hayโad kasta oo leh saldhig sharci oo ay ku diidi karto diiwaangelinta summadaha ganacsiga ee lagu daabacay wargeyskan, waxay soo gudbin kartaa ogeysiis diidmo ah 35 maalmood gudahood, laga bilaabo.
Faahfaahinta dhammaan codsiyada la daabacay, kala-soociddooda, xogta codsadayaasha, iyo muuqaalada calaamadaha waxaa laga heli karaa bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, ama waxaa si toos ah loogu eegi karaa linkiga qormadaan.
Wixii suโaalo ah ama gudbinta diidmooyinka la xiriira daabacaaddan, fadlan kala xiriir ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ adigoo adeegsanaya:
- Agaasimaha Waaxda Horumarinta Warshadaha iyo Diiwaan-hayaha Guud ee Hantida Maskaxeedka
- ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: [email protected]