Soomaaliya oo Guddoominaysa Shirkii Ugu Horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee Hindisaha Geeska Afrika
Addis Ababa, Itoobiya — 3 Sebteembar 2026: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Gamal Mohamed Hassan, ayaa magaalada Addis Ababa ku guddoomin doona Shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee Hindisaha Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative...