Sabti – Khamiis 08:00 – 17:00 waqtiga maxalliga
Tixraac: DOC-20221227
Waa warbixin falanqayn gudaha ah oo taageerta dib-u-eegista siyaasadaha qaybaha kala duwan iyo isbeddellada (reforms).
Soo koobid fulineed oo qiimeyneysa baahiyaha qaran ee lagu hirgelinayo nidaamka hal daaqad ganacsi (trade single window system).
Waa khariidad jid oo loogu talagalay dib-u-habaynta fududeynta ganacsiga ee Hindisaha Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative), iyadoo lagu daray aragtiyo iyo faallooyin ka yimid daneeyayaasha kala duwan.
Waa warbixin khariidayn oo falanqaynaysa qaybaha iyo suuqyada, si ay u taageerto horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay (private sector development) ee Soomaaliya.
Waa qaab istaraatiiji ah oo loogu talagalay in lagu hagaajiyo tartanka dhoofinta Soomaaliya iyo in la kordhiyo helitaanka suuqyada caalamiga ah.
Waa daraasad ku saabsan ganacsiga yar-yar ee ka gudba xuduudaha iyo nidaamyada ganacsi ee la fududeeyay ee ka jira xuduudda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
Waa warbixin kama dambeys ah oo ku saabsan Nidaamka Ganacsiga La Fududeeyay (Simplified Trade Regime) iyo fursadaha fududeynta ganacsiga ee heer gobol.
Waa qiimeyn ku saabsan fursadaha Aagagga Dhaqaalaha Gaarka ah (SEZ) iyo awoodda maalgashi ee warshadaha ee Soomaaliya.