Sabti – Khamiis 08:00 17:00 waqtiga maxalliga 

EN

|

SO

Himilada

In la dardargeliyo isbeddelka dhaqaale ee Soomaaliya iyadoo la adeegsanayo hannaan sharciyeed:

Hufan oo daahfuran, Wax ku ool ah, La jaanqaadaya heerarka caalamiga ah
Si loo suurtageliyo:
In ganacsiyadu horumaraan, In ganacsigu si xor ah u socdo, In warshaduhu koraan

Aragtida

Soomaaliya barwaaqo ah oo si buuxda ugu dhex milantay suuqyada gobolka iyo kuwa caalamiga ah, kuna dhisan:

Qayb ganacsi oo gaar loo leeyahay oo firfircoon, Ganacsi loo dhan yahay (inclusive trade), Saldhig warshadeed oo kobcaya

Qiyamka Aasaasiga ah

Xalal Degdeg ah

La-tashigeennu wuxuu ku takhasusay bixinta xalal degdeg ah oo si gaar ah loogu habeeyey caqabadaha ganacsigaaga.

Talo Khabiir

La-tashigeennu wuxuu ku takhasusay bixinta xalal degdeg ah oo si gaar ah loogu habeeyey caqabadaha ganacsigaaga.

Qorsheyn Istiraatiiji ah

La-tashigeennu wuxuu ku takhasusay bixinta xalal degdeg ah oo si gaar ah loogu habeeyey caqabadaha ganacsigaaga.

Hawlgal Hufan

La-tashigeennu wuxuu ku takhasusay bixinta xalal degdeg ah oo si gaar ah loogu habeeyey caqabadaha ganacsigaaga.