Sabti – KhamiisΒ 08:00 – 17:00Β waqtigaΒ maxalligaΒ 

EN

|

SO

31 Aug

Warbixinta Warshadaha Soomaaliya ee 2026

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha waxay soo saartay Warbixinta Warshadaha Soomaaliya 2026. Waa warbixin ka hadleysa xogta diiwaangelinta warshadaha...
04 Aug

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 π‘πšπ¬π¦π’ 𝐚𝐑: πƒπšπšπ›πšπœπšπšπππš π–πšπ«π πžπ²π¬π€πš π‡πšπ§π­π’ππš 𝐌𝐚𝐬𝐀𝐚𝐱𝐞𝐞𝐝𝐀𝐚 π–πšπ«π¬π‘πšππšπ‘πš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐋𝐫. πŸπŸ’/πŸπŸŽπŸπŸ”)

Waxa halkan lagu ogeysiinayaa i𝐧 π–πšπ«π πžπ²π¬π€πš π‡πšπ§π­π’ππš π–πšπ«π¬π‘πšππšπ‘πš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐋𝐫. πŸπŸ’/πŸπŸŽπŸπŸ”) ay si rasmi ah u daabacday π–πšπšπ±ππš...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Ka Qaybgalay Saxiixa Heshiis Lagu Horumarinayo Dhaqaalaha Dijitaalka ee Soomaaliya

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayay...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Ka Qaybgalay Ololaha Qaran ee Abuurista Geedaha

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, ayaa maanta ka qaybgalay ololaha qaran ee...
24 May

Gamal Maxamed Hassan Oo Kulan La Qaatay George Conway Kuna Saabsan Horumarka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga

Gamal Maxamed Hassan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa kulan muhiim ah la qaatay George...