Sabti โ€“ Khamiisย 08:00 โ€“ 17:00ย waqtigaย maxalligaย 

EN

|

SO

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก: ๐ƒ๐š๐š๐›๐š๐œ๐š๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐‹๐ซ. ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”)

Images
Authored by
Ministry Officer
Date Released
August 4, 2026
Comments
No Comments

Waxa halkan lagu ogeysiinayaa i๐ง ๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐š ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐‹๐ซ. ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”) ay si rasmi ah u daabacday ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

๐–๐š๐ฑ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐š: Nuqulkan billaha ah waxaa lagu daabacay codsiyada heer qaran iyo kuwa caalamiga ah ee la aqbalay ee la xiriira Summadaha Ganacsiga (๐“๐ซ๐š๐๐ž๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ฌ), shatiyada hal-abuurka fudud (Utility Models), shatiyada ikhtiraaca (Patents), iyo naqshadaha warshadaha (Industrial Designs), kuwaas oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee dhaqaalaha.

๐Œ๐ฎ๐๐๐š๐๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐๐ฆ๐š๐๐š: Qof kasta ama hayโ€™ad kasta oo leh saldhig sharci oo ay ku diidi karto diiwaangelinta summadaha ganacsiga ee lagu daabacay wargeyskan, waxay soo gudbin kartaa ogeysiis diidmo ah 35 maalmood gudahood, laga bilaabo.

Faahfaahinta dhammaan codsiyada la daabacay, kala-soociddooda, xogta codsadayaasha, iyo muuqaalada calaamadaha waxaa laga heli karaa bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, ama waxaa si toos ah loogu eegi karaa linkiga qormadaan.

Wixii suโ€™aalo ah ama gudbinta diidmooyinka la xiriira daabacaaddan, fadlan kala xiriir ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š adigoo adeegsanaya:

  • Agaasimaha Waaxda Horumarinta Warshadaha iyo Diiwaan-hayaha Guud ee Hantida Maskaxeedka
  • ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: [email protected]

HALKAAN KAHEL: ๐ƒ๐š๐š๐›๐š๐œ๐š๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐‹๐ซ. ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”)

Share:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *