Soomaaliya iyo AfCFTA oo Ka Wada Hadlay U Gudbidda Marxaladda Hirgelinta Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika
Muqdisho, Soomaaliya — 17 Agoosto 2026 — Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Gamal Mohamed Hassan, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan rasmi ah kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Mudane...