Sabti – Khamiis 08:00 17:00 waqtiga maxalliga 

EN

|

SO

24 May

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Qabatay Kulan Lagu Ansixinayo Siyaasadda iyo Sharciga Iskaashatooyinka Qaranka

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim ah oo lagu ansixinayay Siyaasadda...
24 May

Ibraahim Cismaan Oo Ka Qayb Galay Kulan Ku Saabsan Dardargelinta Habraacyada Dowladda

Ibraahim Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa ka qayb galay kulan...
24 May

Gamal Maxamed Xassan Oo Ka Qaybgalay Wadahadalka Sare ee Heer Gobol ee Geeska Afrika

Gamal Maxamed Xassan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay Wadahadalka Sare ee Heer...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Kulan La Qaatay Adarsh Swaika Si Loo Xoojiyo Iskaashiga Dhaqaale

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Adarsh Swaika,...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Ka Qaybgalay Saxiixa Heshiis Lagu Horumarinayo Dhaqaalaha Dijitaalka ee Soomaaliya

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Somalia, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayay...
24 May

Gamal Maxamed Xasan Oo Ka Qaybgalay Ololaha Qaran ee Abuurista Geedaha

Gamal Maxamed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, ayaa maanta ka qaybgalay ololaha qaran ee...
  • 1
  • 2