Sabti – Khamiis 08:00 17:00 waqtiga maxalliga 

EN

|

SO

19 Aug

Xil-wareejin Ka Dhacday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

Muqdisho, Soomaaliya — Waxaa maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dhacday munaasabad rasmi ah oo...
19 Aug

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo Bilowday Wada-tashiga Siyaasadda Ganacsiga Qaranka 2027–2031

Muqdisho, Soomaaliya — Agaasimaha Waaxda Ganacsiga Dibadda ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdihalim Osman,...
19 Aug

Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo Kulan la Yeeshay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho, Soomaaliya — Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan isu keenay...
18 Aug

Ganacsatada Soomaaliyeed oo Kulan Toos ah la Yeeshay Xoghaynta AfCFTA

Muqdisho, Soomaaliya — Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan gaar...
17 Aug

Soomaaliya iyo AfCFTA oo Ka Wada Hadlay U Gudbidda Marxaladda Hirgelinta Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta...

Muqdisho, Soomaaliya — 17 Agoosto 2026 — Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Gamal Mohamed...
16 Aug

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo Muqdisho ku Soo Dhaweeyay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho, Soomaaliya — Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Xassan, ayaa maanta magaalada Muqdisho...