Diiwaangelinta ganacsigu waxay leedahay xeerar iyo sharciya

Waajibaadka Shaqo ee Wasaaradda

  1. Sameynta, horumarinta iyo hir-gelinta siyaasadaha qorsheynta Ganacsiga iyo Warshadaha Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
  2.  Horumarinta ganacsiga iyo suuq-geynta wax-soo-saarka qaranka
  3. Horumarinta iyo hir-gelinta barnaamijyada maal-gashiga gudaha iyo mashaariicda la xidhiidha Ganacsiga iyo Warshadaha
  4. Horumarinta iyo xoojinta maal-gashiga shisheeye iyo kuwa gudaha
  5. Horumarinta, habeynta iyo horumarinta Warshadaha yar-yar iyo kuwa waaweyn
  6. Horumarinta ganacsatada iyo mulkiilayaasha Warshadaha isticmaalka Tiknoolajiyada iyo horumarinta xirfadaha iyo hal-abuurka cusub ee ganacsiga iyo wax-soo-saarka
Reproducir vídeo

Ganacsiga iyo Maal-gashiga

Warshadaha Soomaaliyeed
Wargeyska Hantida

Wargeyska Wasaaradda

Dhacdooyinka Soo Socda

Daawo Dhammaan Dhacdooyinka
0 K
Business Registration
0 K
Agreements
0 k
Trade Mark Registration
0 Y
Experience

Nagu saabsan

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maamusha laba waaxood oo kala ah Waaxda Ganacsiga iyo Waaxda Horumarinta Warshadaha & Ganacsiga Gudaha (oo hore u ahaan jirtay Waaxda Siyaasadda & Horumarinta Warshadaha).

Xiriir

Mahmud Harbi Road • Warta Nabada
Mogadishu – Somalia

Opening Hours:

Star – Thurs: 8:00 am – 6:00 pm

Warar & Waxyabaha Cusub

Wararkii ugu dambeeyay ee moci, maqaallo, iyo agab, ayaa si toos ah loogu soo diri sanduuqaaga boostada bil kasta.

© 2022, MoCi Somalia. Dhammaan Xuquuqaha Way Dhawrsan Yihiin.