Welcome to Ministry of Commerce and Industry

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Eng. Cabdullahi Cali Xasan ayaa la kulamay Shaqaale weynaha Wasaaradda

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Eng. Cabdullahi Cali Xasan ayaa la kulamay Shaqaale weynaha Wasaaradda

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Eng. Cabdullahi Cali Xasan ayaa la kulamay Shaqaale weynaha Wasaaradda.

Wasiirka oo shaqaalaha ka dhegaystay Warbixino la xidhiidha shaqada iyo talooyin ayaa kula dardaaramay in shaqaaluhu ay gutaan Waajibaadka saaran ee ay Qaranka u hayaan, sidoo kale u ballan qaaday in uu ku dadaali doono sidii shaqaalaha tayadooda aqooneed loo dhisi lahaa.