Tendor|

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ayaa maanta door muhiim ah ka qaadatay isla mar ahaantaana si weyn uga qeybgashay munaasibadda xuska sanad guurada 63 ee xorninada gobalada Koonfureed ee Soomaaliya iyo Midowga gobaladii Waqooyi iyo Koonfur oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasibadda, ayaa waxa sidoo kale ka soo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamoud, madaxda qaranka iyo shacab weyne aad u tiro badan oo weynaynaayey maalintan muhiimka ah qaranka oo ku astaysan midnimada shacabka Soomaaliyeed.  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window