Shirka Guddida Maalgashiga Shisheeye ee Soomaaliya

Shir ay si wada-jir ah u qabteen Wasaaradaha Ganacsiga iyo Qorsheynta ee Soomaaliya, oo lagu ibo furaayey shirkii ugu horreeyey ee Guddiga Maalgashiga Shisheeye ay yeeshaan tan iyo markii 2015kii la ansaxiyey Sharciga Maalgashiga Shisheeye, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Shirkan oo uu furay Ku Simaha Ra’iisal Wasaaraha XFS ahna Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Mudane Xasan Macalin, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji, Wasiirka Qorsheynta XFS Xildhibbaan Beene Beene iyo weli ba Wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee xiriirka la leh hawlaha Maalgashiga dalka.
Ujeedka shirkan, ayaa daarnaa is faham ay Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Qorsheynta Soomaaliya ay dhawaan ka gaadheen in si wada jir ah loogga wada shaqeeyo hawlaha la xiriira Maalgashiga dalka, iyo in si buuxda loo wada taageero shaqada Guddiga Maalgashiga Shisheeye oo bud-dhig u ah in Maalgashiyo caalami ah laga hirgeliyo dalka kuwaas oo abuuraya ganacsigo hor leh, kobac dhaqaale iyo shaqo abuur inta ba.
May be an image of 5 people, people sitting, people standing and suitMay be an image of 12 people and people standingMay be an image of 13 people, people standing and indoorMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of 3 people and people standingMay be an image of 5 people, people sitting and indoorMay be an image of 4 people, people standing and people sittingMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 5 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 2 people and people sittingMay be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and people standingMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people and people sittingMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people standing and suit
Previous Wasiirada Ganacsiga iyo Qorsheynta oo Ka Wada-hadlay Maal-gashiga Soomaaliya

Leave Your Comment