Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Guddoomiyey Shir Loogga Hadlaayey Mashruuca Horumarinta Hal-Abuurka Ganacsiga

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Abdisalam Sharif Hussein, ayaa maanta guddoomiyey shirka guddiga hagista barnaamijka tobabarka iyo la-talinta hal-abuureyaasha ganacsiyada oo uu maal-gelinayo Midowga Yurub, sidoo kale na ay hir-gelinayso hay’adda UNIDO – United Nations Industrial Development Organization iyada oo kaashanaysa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS iyo BIC Africa.
Barnaamijkan, ayaa kor u qaadi doona hal-abuurka ganacsiyada , shaqo-abuurka iyo guud ahaan horumarka dhaqaale ee dalka, waxaana fulintiisa qeyb ka noqon doona xarumaha Irisehub iyo SIMAD Innovation Lab kaas oo laga fulin doono dalka.
May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 12 people and people standingMay be an image of 2 people and people standingMay be an image of 8 people, people sitting and people standingMay be an image of 2 people, people sitting and people standingMay be an image of 1 person, screen and text that says 'The Project s funded by the European Union Youu MRat Project Steering Committee Meeting October 6th, 2022 10:00am 11:30am Airport Hotel (AAIA/ATMIS) Mogadishu SOMALIA BUSINESS INCUBATORS το SUPPORT ENTREPRENEURSHIP MSME CREATION SON 8% Mr.BARUAHAupytRi UNIDO Somalia Senior SME Development Specialist Project coordination'May be an image of 4 people, people sitting and people standingMay be an image of 1 person, sitting, indoor and text that says 'dasani'May be an image of 1 person and sittingMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 3 people, people standing and people sittingMay be an image of 1 person and suitMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 1 person, sitting, indoor and text that says 'CHIO MED 1'May be an image of 8 people, people standing and people sittingMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and people standingMay be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 12 people and people standing
Previous Wasiirka Ganacsiga oo La Kulmay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed iyo Qaar Ka Mid ah Ganacsatada Dalka

Leave Your Comment