Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Eng.Cabdullahi Cali Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato kasocota shirkado waaweyn ee dalka Turkiga

22 Sep

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Eng.Cabdullahi Cali Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato kasocota shirkado waaweyn ee dalka Turkiga

 
Wasiirka Wasaaradda Ganacdiga iyo Warshadaha oo muddooyinkii dambe safaro shaqo kusoo maray dalalka Turkiga iyo masar initii uu wasiirka kugudo jiray safarkkiis waxa uu lakulmay wasaarado,Rugo Ganacsi iyo ganacsato.
 
Ganacsatadan kasocotay dalkaTurkiga waxa ay kala arinsanayeen wasiirka sidii ay qayb ugu noqon lahaayee maalgashade yaasha doonaya iney maal gashadaan Dalka.
Shirkaa oo muddo soconayay ayaa waxa uu kusoo dhamaaday jawi caadi ah.

Write a Reply or Comment