Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Wasiirka wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha JFS. HE. Eng. Abdullahi Ali Hassan ayaa xafiiskiisa ku qabilay howl-wadeenada Mashruuca Kobcinta Dhaqaalaha, Ganacsiga, Shaqaaleynta iyo Hab-Nololeedka (GEEL).

14 Dec

Wasiirka wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha JFS. HE. Eng. Abdullahi Ali Hassan ayaa xafiiskiisa ku qabilay howl-wadeenada Mashruuca Kobcinta Dhaqaalaha, Ganacsiga, Shaqaaleynta iyo Hab-Nololeedka (GEEL). Kulanka waxaa looga hadlay kobcinta waxsoosaarka Dalaga Dalka iyo Sidii loo abuurilahaa Saylad Ganacsi cusub oo Dibadda ah.

Wasiirka Ganacsiga waxuu xusay in ay muhiim tahay in la hormariyo waxsoo saarka dalka si looga gudbo Xaladaan adag ee Saboolinimada iyo Shaqo la’aanta ah. Waxuuna bogaadiyay dib usoo celintii Dhoofinta Mooska Soomaliya, waxuuna Balan qaaday in wasaaradu ka shaqeeyn doonto fududeeynta & sidii Suuq loogu helihaa Dallaga Beeraha, Xoolaha iyo kaluunka Soomaaliya.