Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS ayaa shalay  oo taariikhdu ahayd 30/07/2019, soo qaban qaabisay wadatashi ku saabsan horumarinta wax soo saarka Dalka

31 Jul

Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS ayaa shalay  oo taariikhdu ahayd 30/07/2019, soo qaban qaabisay wadatashi ku saabsan horumarinta wax soo saarka Dalka

Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS ayaa shalay  oo taariikhdu ahayd 30/07/2019, soo qaban qaabisay wadatashi ku saabsan horumarinta wax soo saarka Dalka.
Wasiir Ganacsiga iyo warshadaha XFS Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa furay wadatashiga wuxuuna ka dheeraaday muhiimadda ay leedahay in la kobciyo wax soo saarka Dalka.
Kulanka waxa kale oo ka soo qayb galay Wasaaradaha Beeraha, Xoolaha, Kalluunka, Rugta Ganacsiga, Hay`adda Caalamiga ah ee UNIDO iyo Ganacsatada qaybahooda kala duwan.