Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Shirka agaasime yaasha oo uu shir gudoomiyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Eng.C/lahi Cali Xasan ayaa maanta xafiiska Wasiirka kadhacay.

06 Jul

Maanta oo ay taariiqdu tahay 06/07/2019 ayaa sidii caadada ahayd waxaa xafiiska wasiirka kadhacay shirkii agaasime yaasha shirkaa oo maanta xasaasi ahaa ayaa waxaa lagu lafo guray waxyaabo farobadan.

Ujeedada shirka oo ahayd in la’isla wadaago fikirada madaxda wasaaradda iyo agaasime yaasha iyo in lagukala talo qaato.

maanta shirka waxyaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa Tubaha oo ah barnaamij ay wasaaradda iyo dhamaan dowladda xoogga saartosidii loo hormarin lahaa,ayadoo dhinaca kale kawarbixiyay  waxyaabihii uqabsamay iyo kuwa gacanta lagu hayo.

Sidoo kale wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ayaa kawarbixiyay safarkiisii China oo uu runtii aad ufaahfaahiyay taasoo keentay insu’aalo dhowr ah aywasiiru dowlaha iyo agaasimaha guud aywaydiiyaan.wasiirka Eng.Cabdullahi Cali Xasan isna siiyay jawaabo aad loogu qanco masuuliyiintii rabtay iney helaan xog dheeri ah oo aan dhihi karno waxay ahaayeen muhiim.

Shirka oo uu soo xiray wasiirka ayaa kusoo dhamaaday guul.